jadeerwicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jadeerwac². ld jadeerwac¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jadeerwac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.
  2. 1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur