jadeerwac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.
- 1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

