jafaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo. 2. Nin lixaad weyn; tiirri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tiirriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xoog aad u badan. 2. Dad aad u xoog badnaa oo Soomaaliya ku noolaa waa hore. 3. Waran tiir xooggan leh iyo samayo gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0