jafjaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay. 2. Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
- 1. Qolof, jilif iwm geed ka ridid. 2. Gogol iwm boor ka duulin.

