jafjafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jafjaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jafjafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay. 2. Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.1. Qolof, jilif iwm geed ka ridid. 2. Gogol iwm boor ka duulin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00