jafle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan. 2. Miraha ceerinka marka ay qallalaan.