jahaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jahaad². ld jihaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jahaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jihaadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jahaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0