jahaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.
  2. (dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jihaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jahaad¹.
  2. ld jahaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur