jalbeebasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.

jalbeebo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.

jalbeebad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jalbeebsasho.

jalbeebsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jalbeebasho.

jalbeebsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jalbeebasho.