jalbeebo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jalbeebso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld jal-beebo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur