jalboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jidbo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jidboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0