jidbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jadbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jidbo.

jalbo

jibbo

jilbo