jaldi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jildi¹.
  2. ld jildi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jildi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.
  2. Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur