jildi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.
- Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

