jaliilad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.