madfac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo/-daafiic, m.dh)
Macnaha:
- Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

