jalxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ashuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-uumo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld aashuun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mardabaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur