mardabaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
jalxadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.