jamaamuurQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Ragga intiisa wax garadka ah ee la tixgeliyo; waayeel. ld qamaamuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waayeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Qof fil weyn ama wax garad ah.ld waayeelow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0