waayeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Qof fil weyn ama wax garad ah.ld waayeelow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waayeelowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:Waayeel noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0