janjeersasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg janjeerso. ld janjeersad, janjeersi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

janjeerso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dhinac u iilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

janjeersad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld janjeersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

janjeersi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld janjeersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur