jaraynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jaree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jareeQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/IntransitiveMacnaha:2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid. 2. (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan. 3. (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0