Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld jariidad.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-raa'id, m.l)
Macnaha:
- Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.