jariidad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-raa'id, m.l)

Macnaha:

  1. Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.

jariido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jariidad.