jarmaadiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jermaadiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld jarmaadi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00