jarmaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jarmaadi. ld jarmaa-dis¹, jermaadin.

jarmaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.

jermaadin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jarmaadin.