jarrad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Doonta marka shiraaca kor loo saaro si ay socodka u badiso. 2. Safar u aqool. 3. Hab xisaabeed wax loo tiriyo (hal jarrad, laba jarrad iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

