isgoo
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid. 2. (f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

