jawraranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jawrarranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:ld jaw-raran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00