jawrarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. jawraran. ld jawrar-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jawraran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur