jawrfaleen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jowrfaleen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jawrfaleen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur