jowrfaleenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jawrfaleen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jawrfaleenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0