jawrfalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jawrfal². ld jowrfalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jawrfalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jowrfalidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jawrfalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0