jawrfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.
  2. Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jowrfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jawrfal¹.
  2. ld jawrfal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur