kulmis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld kulmin.
- (xis.) Bar la xariirta toobineed. Fogaanta u dhexeysa kulmiska iyo bar kasta oo ku taalla xoodka waxa ay saami maguuraan ah la samaysaa fogaanta u dhexaysa bartaasi iyo xirriiqda loo yaqaanno jeedshe.

