jegiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gegi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gegiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-iyo, m.l)Macnaha:1. Meel didib ah, bannaan, aan weynayn, oo aan dhir lahayn. 2. Garoon. ld gego, jeg.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0