gegi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel didib ah, bannaan, aan weynayn, oo aan dhir lahayn. 2. Garoon. ld gego, jeg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.
  2. Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.
  3. 1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gego

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld geg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur