jibaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Dhul dhowr jibaal u qaybin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur