jibaaleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jibaalee. ld jibaaleys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Dhul dhowr jibaal u qaybin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibaaleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jibaaleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur