jibakeen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jibakeenid.
  2. Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibakeenid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jibakeen². ld jibakeen¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur