jibin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa. 2. Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe. 3. Yeerta weyn ee ka yeerta.

shiilmadoobe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhagax madow oo marka laysku dhufto habeenkii dab ka baxo.