jidiinqallalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.Hunguriga oon dartiis engegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jidiinqallalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jidiinqallal². ld jidiinqallal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0