jidiinqallalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jidiinqallal². ld jidiinqallal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidiinqallal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.
  2. Hunguriga oon dartiis engegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur