jigashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jigo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jigoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0