jigo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.
  2. Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jeego

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Madaxa dadka xaggiisa dambe; qadaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur