Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg jiidan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dmay, -dantay)
Macnaha:
Wax la jiidey noqosho.
Wax la jiidey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur