jiidan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay)

Macnaha:

  1. Wax la jiidey noqosho.
  2. Wax la jiidey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur