jiifidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jiif². ld jiif¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0