jikaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jikaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jikaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad. 2. (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.1. Xaqiiq jirta ka murmid. 2. Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0