jikaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad. 2. (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
  2. 1. Xaqiiq jirta ka murmid. 2. Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asaraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.
  2. Muran runta lagu diidayo samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cinaad¹.
  2. ld cinaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur